Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 42:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii ay wadaaddadu soo galaan waa inaanay meesha quduuska ah ka bixin inay barxadda dibadda tagaan, laakiinse waa inay meeshaas dhigtaan dharkooda markay adeegayaan ay xidhaan, waayo, iyagu waa quduus, oo waa inay dhar kale xidhaan markay u soo dhowaadaan waxyaalaha dadka.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 42

arki Yexesqeel 42:14 macnaha guud