Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 42:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasuu igu yidhi, Qolladaha woqooyi iyo qolladaha koonfureed oo meesha goonida ah ka soo hor jeeda waa qolladaha quduuska ah oo wadaaddada Rabbiga u soo dhowaadaa ay waxyaalaha quduuska ah ku cunaan, oo waxay halkaas dhigi doonaan waxyaalaha aad u quduuska ah, iyo qurbaanka hadhuudhka, iyo qurbaanka dembiga, iyo qurbaanka xadgudubka, waayo, meeshaasu waa quduus.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 42

arki Yexesqeel 42:13 macnaha guud