Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 33:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaan ka xaqa ah ku idhaahdo, Hubaal waad noolaan doontaa, hadduu xaqnimada isku halleeyo oo uu xumaan sameeyo, markaas falimihiisii xaqa ahaa lama soo xusuusan doono, laakiinse wuxuu ku dhiman doonaa xumaantiisii uu sameeyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 33

arki Yexesqeel 33:13 macnaha guud