Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 33:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilka Aadamow, waxaad dadkaaga ku tidhaahdaa, Ka xaqa ah maalintii uu xadgudub sameeyo xaqnimadiisu ma ay samatabbixin doonto, oo sharrowguna maalintii uu sharnimadiisa ka soo noqdo sharnimadiisa kuma uu dhex dhici doono. Oo ka xaqa ahu maalintii uu dembaabo ma uu kari doono inuu xaqnimadiisa ku noolaado.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 33

arki Yexesqeel 33:12 macnaha guud