Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 8:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa haddiiba raggii gaadmada u qarsoonaa ka soo bexeen meeshoodii ay ku jireen, oo markuu gacanta taagay ayay haddiiba soo ordeen, oo waxay galeen magaaladii, wayna qabsadeen; oo intay dhaqsadeen ayay magaaladii dab qabadsiiyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 8

arki Yashuuca 8:19 macnaha guud