Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 8:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Yashuuca ku yidhi, Waranka gacantaada ku jira xagga Aacii ku taag, waayo, adigaan gacanta kuu gelin doonaa Aacii. Markaasaa Yashuuca warankii gacantiisa ku jiray wuxuu ku taagay xaggii magaalada.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 8

arki Yashuuca 8:18 macnaha guud