Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 8:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii reer Aacii markay dib u eegeen ayay waxay arkeen qiiqii magaalada oo samada kor ugu baxaya, oo mana ay lahayn xoog ay ugu cararaan xaggan ama xaggaa; oo dadkii u cararay xagga cidlada waxay dib ugu soo jeesteen raacdadii daba joogtay.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 8

arki Yashuuca 8:20 macnaha guud