Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 7:87 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dibidii qurbaanka la gubo loo bixiyey oo dhammu waxay ahaayeen laba iyo toban dibi, wanankuna waxay ahaayeen laba iyo toban wan oo waaweyn, iyo laba iyo toban wan oo yaryar oo wada gu jir ah, waxaana la keenay qurbaankoodii hadhuudhka ahaa. Oo qurbaankii dembigana orgidii loo bixiyey waxay ahaayeen laba iyo toban,

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 7

arki Tirintii 7:87 macnaha guud