Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 7:86 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo laba iyo tobanka malqacadood oo dahabka ahna waxaa ka wada buuxay foox, oo mid kastaaba waxay ahayd toban sheqel oo le'eg sheqelka meesha quduuska ah, oo malqacadaha oo dhan dahabkoodu wuxuu ahaa boqol iyo labaatan sheqel.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 7

arki Tirintii 7:86 macnaha guud