Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 7:88 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo allabarigii qurbaannadii nabaadiinada dibidii loo bixiyey oo dhammu waxay ahaayeen afar iyo labaatan, wananka waaweynuna waxay ahaayeen lixdan, orgiduna waxay ahaayeen lixdan, wananka yaryar oo wada gu jirka ahuna waxay ahaayeen lixdan. Intaasu waa wixii daahirinta meesha allabariga loo bixiyey markii la subkay dabadeed.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 7

arki Tirintii 7:88 macnaha guud