Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 7:85 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo miisaanka saxan kastaa oo lacag ah wuxuu ahaa boqol iyo soddon sheqel, oo kan maddiibad kastaana wuxuu ahaa toddobaatan sheqel, oo weelasha oo dhan lacagtoodu waxay ahayd laba kun iyo afar boqol oo sheqel oo le'eg sheqelka meesha quduuska ah.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 7

arki Tirintii 7:85 macnaha guud