Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 11:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse laba nin baa xeradii ku dhex hadhay. Mid magiciisa waxaa la odhan jiray Eldaad, kan kalena magiciisa waxaa la odhan jiray Meedaad, oo iyagana ruuxii baa ku soo degay, oo waxay ka mid ahaayeen kuwii la qoray, laakiinse uma ay bixin Teendhadii; oo iyagu xerada dhexdeedii ayay wax ku sii sheegeen.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 11

arki Tirintii 11:26 macnaha guud