Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Tirintii 11:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu ku soo degtay daruurtii oo isagii la hadlay, wuxuuna qaaday ruuxii isaga saarnaa, markaasuu toddobaatankii waayeel saaray, oo markii ruxuu korkooda ku degay ayay wax sii sheegeen, laakiinse sidaas mar dambe ma ay yeelin.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 11

arki Tirintii 11:25 macnaha guud