Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 13:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo hadda idinku waxaad ku fikiraysaan inaad boqortooyada Rabbiga ka hor joogsataan gacanta ilma Daa'uud, oo weliba idinku waxaad tihiin dad faro badan, oo waxaadna wadataan weylihii dahabka ahaa oo Yaaraabcaam idiinku sameeyey Ilaah ahaan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 13

arki Taariikhdii Labaad 13:8 macnaha guud