Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Labaad 13:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba idinku sow ma aydaan eryin wadaaddadii Rabbiga oo ilma Haaruun ahaa iyo kuwii reer Laawiba? Oo wadaaddo sow uma aydaan samaysan sidii ay ahaan jirtay caadadii dadyowga dalalka kale deggan? Oo sidaas daraaddeed ku alla kii u yimaadaa inuu quduus iska dhigo isagoo wata dibi yar iyo toddoba wan, kaasu wuxuu wadaad u noqon karaa waxyaalo aan ilaahyo ahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 13

arki Taariikhdii Labaad 13:9 macnaha guud