Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 14:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigaas rabshad weyn oo xagga Rabbiga ka timid ayaa dhexdooda jiri doonta, oo midkood kastaaba wuxuu qabsan doonaa gacanta deriskiisa, oo gacantiisu waxay ku kici doontaa gacanta deriskiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 14

arki Sekaryaah 14:13 macnaha guud