Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 14:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba dadka dalka Yahuudah Yeruusaalem bay ku dagaallami doonaan, oo maalka quruumaha hareeraheeda ku wareegsan oo dhanna waa la soo wada ururin doonaa, kaasoo ah dahab iyo lacag iyo dhar aad u badan.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 14

arki Sekaryaah 14:14 macnaha guud