Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 6:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud u noqday inuu reerkiisii u duceeyo. Oo Miikaal oo ahayd ina Saa'uul ayaa u soo baxday inay Daa'uud ka hor timaado, oo waxay ku tidhi, Boqorka reer binu Israa'iil qurux badnaa maanta, kaasoo maanta isku hor qaawiyey gabdhihii addoommadiisa sida waxmatarayaasha midkood isugu qaawiyo oo kale!

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 6

arki Samuu'eel Labaad 6:20 macnaha guud