Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 6:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu dadkii oo dhan, iyo xataa dadkii badnaa oo reer binu Israa'iil oo dhan, rag iyo dumarba, mid kasta siiyey xabbad kibis ah, iyo cad hilib ah, iyo fud sabiib ah. Markaasaa dadkii oo dhan mid waluba gurigiisii tegey.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 6

arki Samuu'eel Labaad 6:19 macnaha guud