Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 6:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud Miikaal ku yidhi, Waxay ahayd Rabbiga hortiisa, kii iga doortay aabbahaa iyo reerkiisii oo dhan, oo iga dhigay amiir u taliya dadka Rabbiga, kuwaas oo ah reer binu Israa'iil; oo sidaas daraaddeed ayaan Rabbiga hortiisa ugu cayaarayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 6

arki Samuu'eel Labaad 6:21 macnaha guud