Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 5:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba tan iyo waagii la ii doortay inaan taliye u ahaado dalka Yahuudah waagaasoo ahaa boqorkii Artaxshasta sannaddiisii labaatanaad ilaa tan iyo sannaddiisii laba iyo soddonaad inta u dhex leh intaasoo ahayd laba iyo toban sannadood, aniga iyo walaalahay midna ma cunin cuntadii taliyaha.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 5

arki Nexemyaah 5:14 macnaha guud