Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 5:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse taliyayaashii hore oo iga sii horreeyey dadka culays bay ku hayeen, oo waxay ka qaadan jireen cunto iyo khamri iyo weliba afartan sheqel oo lacag ah, oo xataa midiidinnadoodu dadka way xukumi jireen. Laakiinse anigu saas ma aan yeelin, maxaa yeelay, waxaan ka cabsadaa Ilaah.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 5

arki Nexemyaah 5:15 macnaha guud