Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 5:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan maradii dhabtayda hurgufay oo waxaan idhi, Ilaahay sidaas ha uga hurgufo gurigiisa iyo hawshiisa nin alla ninkii aan oofin ballankan; sidaas oo kale isaga ha loo hurgufo oo ha loo madhiyo. Markaasaa ururkii oo dhammu waxay yidhaahdeen, Aamiin, Rabbigana way ammaaneen. Oo dadkiina way sameeyeen sidii ballankaasu ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 5

arki Nexemyaah 5:13 macnaha guud