Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Miikaah 4:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isaguna dadyow badan buu u kala garsoori doonaa, oo quruumaha xoogga badan oo meel fog joogana wuu canaanan doonaa, oo iyana waxay seefahooda ka tuman doonaan marashiyo, warmahoodana manjooyin, oo quruunina quruun kale seef uma qaadan doonto, oo innaba mar dambe dagaal ma ay baran doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 4

arki Miikaah 4:3 macnaha guud