Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 26:5-8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

5. Nacas ugu jawaab sida nacasnimadiisu tahay, Waaba intaasoo uu isla caqli weynaadaaye.

6. Kii nacas gacantiis farriin u sii dhiibaa Cagahuu iska gooyaa oo khasaaruu cabbaa.

7. Sida lugaha curyaanku u laalaadaan Ayuu masaalkuna u yahay afka nacasyada.

8. Kii nacas sharaf siiyaa Wuxuu la mid yahay mid wadhaf dhagax ku xidha oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 26