Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 30:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kulligood waxay ku ceeboobi doonaan dad aan iyaga waxba u tari karin, oo aan iyaga u ahayn caawimaad iyo faa'iido toona, laakiinse ceeb iyo sharafjab u soo jiidi doona.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 30

arki Ishacyaah 30:5 macnaha guud