Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Ishacyaah 30:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kanu waa warka culus ee xayawaanka koonfureed ku saabsan. Waxay maalkooda dameerro dhabarkooda ugu raraan oo ay khasnadahoodana awr kuruskeed ugu qaataan dad aan iyaga waxba u tari doonin, oo waxay dhex maraan dalka dhibka iyo cidhiidhiga oo ay goosha iyo aarka, iyo jilbiska iyo masduulaaga dabka lahu ka yimaadaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 30

arki Ishacyaah 30:6 macnaha guud