Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 7:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii beertii ka soo noqday oo galay meeshii martiqaadka khamriga lagu dhigay, Haamaanna wuxuu ku sii dhacayay sariirtay Esteer fuushanayd. Markaasaa boqorkii wuxuu yidhi, Xataa ma boqoradduu hortayda ku xoogayaa iyadoo guriga joogta? Oo isla markii eraygaasu boqorka afkiisii ka soo baxay ayaa Haamaan wejigiisii la deday.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 7

arki Esteer 7:8 macnaha guud