Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 7:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa boqorkii isagoo cadhaysan, ka kacay martiqaadkii khamriga, oo wuxuu u baxay xagga beerta hoyga boqorka; oo Haamaan ayaa u istaagay inuu Boqorad Esteer naftiisa u baryo, waayo, wuxuu arkay in boqorku belaayo la damacsan yahay.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 7

arki Esteer 7:7 macnaha guud