Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 7:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Xarboona oo ahaa boqorka midiidinnadiisa midkood oo boqorka hortiisa joogay ayaa yidhi, Weliba bal eeg, waxaa Haamaan gurigiisa ag qotoma qoriga deldelaadda oo dhererkiisu yahay konton dhudhun, oo Haamaan u sameeyey inuu ku deldelo Mordekay oo boqorka wax wanaagsan kaga hadlay. Markaasaa boqorkii yidhi, Halkaas ku deldela.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 7

arki Esteer 7:9 macnaha guud