Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 6:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu Haamaan ku yidhi, Haddaba soo dhaqso, oo waxaad soo qaaddaa dharkii iyo faraskii aad sheegtay, oo wixii aad sheegtay oo dhan u samee Mordekay oo ah Yuhuudiga fadhiya boqorka iriddiisa; oo wixii aad sheegtay oo dhan yaan waxba ka dhinnaan.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 6

arki Esteer 6:10 macnaha guud