Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Esteer 6:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo dharka iyo faraska gacanta ha loo geliyo boqorka amiirradiisa sharafta leh midkood, in loo lebbiso ninkii boqorku ku farxo inuu maamuuso. Oo isaga inta faras la fuushiiyo, jidka magaalada dhexdeeda ha la mariyo, oo hortiisa ha laga naadiyo, Ninkii boqorku ku farxo inuu maamuuso sidaasaa loo yeelaa.

akhri dhamaystiran cutubka Esteer 6

arki Esteer 6:9 macnaha guud