Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 23:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii ku amray wadaadkii sare oo ahaa Xilqiyaah, iyo wadaaddadii lahaa derejada labaad, iyo iridjoogayaashii, inay macbudka Rabbiga ka soo bixiyaan kulli weelashii loo sameeyey Bacal, iyo geedihii Asheeraah, iyo ciidanka samada oo dhan; oo isna wuxuu ku gubay Yeruusaalem dibaddeeda oo ah berrimmadii Qidroon, oo dambaskoodiina Beytel buu u qaaday.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 23

arki Boqorradii Labaad 23:4 macnaha guud