Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 23:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii istaagay tiirka agtiisii, oo wuxuu Rabbiga hortiisa axdi ugu maray inuu Rabbiga raaco oo uu qalbigiisa oo dhan iyo naftiisa oo dhan ku dhawro amarradiisa, iyo markhaatiyadiisa, iyo qaynuunnadiisa, iyo inuu sii adkeeyo erayadii axdigan oo kitaabkan ku qornaa, oo dadkii oo dhammuna axdigii bay aqbaleen oo u istaageen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 23

arki Boqorradii Labaad 23:3 macnaha guud