Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 23:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu casilay wadaaddadii sanamyada caabudi jiray oo ay boqorradii dalka Yahuudah u doorteen inay foox ku shidaan meelaha sarsare oo ku yaal magaalooyinka dalka Yahuudah iyo meelaha ku wareegsan Yeruusaalem, iyo weliba kuwii fooxa u shidi jiray Bacal, iyo qorraxda, iyo dayaxa, iyo xiddigaha, iyo ciidanka samada oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 23

arki Boqorradii Labaad 23:5 macnaha guud