Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 23:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkiina wuxuu u kacay gurigii Rabbiga, oo waxaa isagii la socday raggii dalka Yahuudah oo dhan, iyo dadkii Yeruusaalem degganaa oo dhan, iyo wadaaddadii, iyo nebiyadii, iyo dadkii oo dhan yar iyo weynba; oo isna wuxuu hortooda ku akhriyey dhammaan erayadii kitaabkii axdiga oo gurigii Rabbiga laga dhex helay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 23

arki Boqorradii Labaad 23:2 macnaha guud