Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 11:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu kaxeeyey boqol u taliyayaashii iyo kuwii reer Kaarii, iyo askartii ordi jirtay, iyo dadkii waddanka oo dhanba, oo waxay boqorkii ka soo dejiyeen gurigii Rabbiga, oo intay jidkii iridda waardiyayaasha soo mariyeen ayay keeneen gurigii boqorka. Oo isna wuxuu ku fadhiistay carshigii boqorrada.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 11

arki Boqorradii Labaad 11:19 macnaha guud