Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 11:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed dadkii waddanka oo dhammu way wada reyreeyeen, oo magaaladiina way xasilloonayd, oo Catalyaahna gurigii boqorka agtiisa ayay seef ku dileen.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 11

arki Boqorradii Labaad 11:20 macnaha guud