Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 11:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna dadkii waddanka oo dhammu waxay tageen gurigii Bacal, oo way dumiyeen, oo meelihiisii allabariga iyo sanamyadiisii oo dhanna way wada burburiyeen, oo Mataan oo ahaa Bacal wadaadkiisiina waxay ku dileen meelihii allabariga hortooda. Oo wadaadkii wuxuu doortay kuwa gurigii Rabbiga u taliya.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 11

arki Boqorradii Labaad 11:18 macnaha guud