Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yacquub 4:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xumaan ha iskaga hadlina, walaalayaalow. Kii xumaan walaalkiis kaga hadlaa ama walaalkiis xukumaa, sharciga ayuu xumaan kaga hadlaa, sharcigana wuu xukumaa. Haddaad sharciga xukuntid, adigu ma ihid mid sharciga yeela, laakiin waxaad tahay mid isaga xukuma.

akhri dhamaystiran cutubka Yacquub 4

arki Yacquub 4:11 macnaha guud