Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Tesaloniika 1:11-12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

11. Sababtaas daraaddeed mar walba waannu idiin ducaynaa in Ilaaheen idinka dhigo kuwa istaahila yeedhistiisa oo uu xoog ku dhammeeyo doonis kasta oo wanaag ah iyo shuqulka rumaysadka,

12. in magaca Rabbi Ciise dhexdiinna lagu ammaano, idinkana in laydinku dhex ammaano isaga, sida nimcada Ilaaheenna iyo Rabbi Ciise Masiix ay tahay.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Tesaloniika 1