Axdiga Hore

Axdiga Cusub

2 Tesaloniika 1:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markuu yimaado maalintaas in isaga lagu ammaano quduusiintiisa oo lagula yaabo kuwii rumaystay oo dhan, maxaa yeelay, markhaatifurkayagii aan idiin sheegnay waa la rumaystay.

akhri dhamaystiran cutubka 2 Tesaloniika 1

arki 2 Tesaloniika 1:10 macnaha guud