Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoonis 1:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay waxay isagii ku yidhaahdeen, Waannu ku baryaynaaye noo sheeg kan aawadiis belaayadanu inoogu dhacday. Waa maxay shuqulkaagu? Oo xaggee baad ka timid? Waddankaagu waa kee? Dadkaaguna waa ayo?

akhri dhamaystiran cutubka Yoonis 1

arki Yoonis 1:8 macnaha guud