Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoonis 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu midba midkii kale ku yidhi, Kaalaya aynu saami ridannee si aan u ogaanno kan aawadiis belaayadanu inoogu dhacday. Sidaas daraaddeed saami bay riteen, oo saamigiina wuxuu ku dhacay Yoonis.

akhri dhamaystiran cutubka Yoonis 1

arki Yoonis 1:7 macnaha guud