Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoo'eel 3:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba quruumaha dhexdooda saas ka naadiya, Dagaal isu diyaariya, oo ragga xoogga badan oo dhan soo kiciya. Ragga dagaalyahanka ah oo dhammu ha soo dhowaadeen oo iyagu ha soo baxeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yoo'eel 3

arki Yoo'eel 3:9 macnaha guud