Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoo'eel 3:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wiilashiinna iyo gabdhihiinnaba waxaan ka iibin doonaa dadka Yahuudah, oo waxay ka sii iibin doonaan dadka reer Shebaa oo ah quruun aad u fog, waayo, Rabbiga ayaa saas ku hadlay.

akhri dhamaystiran cutubka Yoo'eel 3

arki Yoo'eel 3:8 macnaha guud