Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoo'eel 2:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wadaaddada midiidinnada Rabbiga ahu balbalada iyo meesha allabariga dhexdooda ha ku ooyeen, oo iyagu ha yidhaahdeen, Rabbiyow, dadkaaga u tudh, oo dadka dhaxalkaaga ah wax la caayo ha ka dhigin oo yaanay quruumuhu iyaga u taline. Waayo, bal maxaa dadyowga dhexdooda looga odhan doonaa, Bal meeh Ilaahooda?

akhri dhamaystiran cutubka Yoo'eel 2

arki Yoo'eel 2:17 macnaha guud