Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoo'eel 2:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka soo ururiya, oo ururka quduus ka dhiga, oo odayaasha soo shiriya, oo carruurta soo ururiya, iyo xataa kuwa naasaha nuugaya. Aroosku qolkiisa ha ka soo baxo, oo aroosadduna ilxidhkeeda ha ka soo baxdo.

akhri dhamaystiran cutubka Yoo'eel 2

arki Yoo'eel 2:16 macnaha guud