Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 9:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa ammaantii Ilaaha reer binu Israa'iil kor bay uga kacday keruubkii ay kor saarnayd, oo waxay tagtay guriga marinkiisii, oo wuxuu u yeedhay ninkii dharkii wanaagsanaa qabay oo dhiniciisa ku sitay geeskii khadka kan wax qora.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 9

arki Yexesqeel 9:3 macnaha guud