Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 9:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, lix nin baa waxay ka yimaadeen iriddii sare xaggeeda taasoo xagga woqooyi u sii jeedda, oo midkood kastaaba wuxuu gacanta ku haystay hubka uu wax ku laayo, oo waxaa dhexdooda joogay mid dhar wanaagsan qaba, oo dhinacana waxaa ugu xidhnaa geeskii khadka kan wax qora. Markaasay galeen oo waxay ag istaageen meeshii allabariga ee naxaasta ahayd.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 9

arki Yexesqeel 9:2 macnaha guud